Mareykanka oo ka hadlay duqeymaha uu ka waddo Soomaaliya

Sgt. Reuben Hottel, with Headquarters and Headquarters Company, 1st Battalion, 18th Infantry Regiment, 2nd Armored Brigade Combat Team, 1st Infantry Division, reacts to a near ambush by opposition forces July 26 near Alicedale, South Africa during Shared Accord 13. Shared Accord is a biennial training exercise which promotes regional relationships, increases capacity, trains U.S. and South African forces, and furthers cross-training and interoperability.

Taliyaha howlgallada khaaska ah ee taliska ciidamada Maraykanka ee Afrika Maj. Gen. Marcus Hicks ayaa sheegay in askar badan ay Al-Shabaab uga dhimanayso furimaha dagaalka.

Hicks ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhimashooyin kasoo gaarayaan duqyamaha Maraykanka iyo weerarrada dhinaca dhulka ee ay wadaan ciidamada maamul goboleedyada iyo kuwa dawladda.

Hadalkan ayaa Janaraalku uu ku sheegay waraysi kooban oo uu siiyey VOA, waxaana uu sheegay in ay xoojin doonaan duqeymaha ka dhanka ah Al-Shabaab tan iyo inta laga saarayo degaanada ay gacanta ku hayaan.