Mareykanka oo faah faahiyey duqeyn uu ka fuliyey Shabeellaha Hoose

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faah faahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo uu Mareykanka ka fuliyey deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qoraalka Africom ayaa lagu sheegay in Ciidamada Mareykanka oo kaashanaya Saaxiibadooda Soomaaliya ay 22- Bishaan May ay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyeen deegaanka Baladul-Amiin oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana ay la beegsadeen Xubno ka tirsan  Al-Shabaab.

Weerarkaas ayaa Mareykanka waxa uu sheegay inay ku dileen laba xubnoon oo ka tirsanaa Al-Shabaab,isla markaana dadka ku dhibaateyn jiray dhulka Miyiga ah ee deegaanka Baladul-Amiin oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose,sida uu sheegay Heidi K. Berg, oo ah Agaasimaha Sirdoonka u qaabilsan Africom Qaarada  Afrika.

Sidoo kale Mareykanka ayaa sheegay inay baarayaan in duqeyntaas ay wax ku noqdeen iyo in kale dad rayid ah,isla markaana qiimeyn ay ku sameynayaan khasaaraha guud ee ka dhashay,waxaana uu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa sanadkaan 2019 waxa uu kordhiyey weerarada dhinaca cirka ah uu ka fuliyo Soomaaliya,waana duqeyntii 38aad ee Sanadkaan 2019 kaliya uu Mareykanka ka fuliyo gudaha Soomaaliya.

ASQ CSSGB Practice For Sale

Next to a Six Sigma Green Belt woman with a very glamorous, I see I rely on Dog head brigade is really worth the blood ah Even the only team we recognize as ASQ CSSGB Practice the only female cadre in the health care center and of course about 30 are relatively young and beautiful are used. Most gods, but also the most I admire the old gun, he CSSGB Practice refused to scold me, hit me. Their license plate number, but also my year s military district, although later changed many times the code number, but the principle and the general order is the same. I know everyone wants to listen too.Whether it is for me to meet an early and small reunion, or if I want to tell the story about myself in that country where a peacekeeping force in a certain country is, I am looking forward to wearing Blue berets go down the ramp to embark on an exotic land ASQ CSSGB Practice of the moment. Chen row smile, I later pondering this wry meanings.He finally said If I had to fall, I would prefer to fall as a special operations team member. To say a few words, my brother s heart was who hammer who did not hesitate, how you come as long ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB as you dare to hammer with our motherland that we are ASQ CSSGB Practice a dagger directly CSSGB Practice into your heart to kill you directly With no mercy, no reason to speak with you.

When he rushed to the ASQ CSSGB Practice front, he gave him an axe on his back or back. Li Wu, who has ASQ CSSGB Practice already been headshot, still Six Sigma Green Belt holds the gun in his hand. If someone knows someone who knows this, just introduce it, let s do it CSSGB Practice Yes Do CSSGB Practice The old five always supports ASQ CSSGB Practice Li Lao stick. It is more ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB a courtesy to drink Maotai. Zhang Haoran himself slammed a gun.

This ASQ CSSGB Practice second ASQ CSSGB Practice series is a must Six Sigma Green Belt CSSGB Practice for Li Wu. Fighting against competitors, uniting a large number of people against http://www.testkingdump.com another small group of ASQ Six Sigma Green Belt CSSGB people, Zhao Hongbing in the mouth of the citizens of our city is a ASQ CSSGB Practice political means. Li Wu s big brother invited this meal, and the public said absolutely in the past.