Manchester United ayaa cayrsanaysa laacibka khadka dhexe Valencia Andre Gomes sida ay sheegayaan wararka.
United ayaa loo maleynayaa in isha ay ku hayaan in ay lasoo wareegaan xagaaga 22-sano jirka ah ee Gomes.
Waxaa la sheegay in todobaadkii la soo dhaafay United ay lahadashay Gary Neville oo hadda ah Tababaraha Valencia.
Laakiin wargeyska Spanish ee Mundo Deportivo ayaa sheegay in heshiiskiisa ciyaaryahankan sida ugu dhaqsiyaha badan u sameeyo.
Gomes ayaa bartilmaameed muddo u ahaa kooxda Manchester United,waxaana lagu wadaa inuu kusoo biro United marka uu furmo suuqa kala iibsiga.


