Manchester United ayaa soo cusbooneysiisay xiisihii ay u qabtay ciyaaryahanka qadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos, kaasoo u ahaa bartilmaameed laba xili ciyaared ka hor.
Manchester United ayaa aad ugu dhawyed saxiixa xiddigan waayihii kooxdan uu shaqadeeda hayay David Moyes,
Madrid ayaa hadda albaabka u furtay ciyaaryahanka khadka dhaxe ee Germany ,kasoo kamid noqday 10 ciyaaryahan oo laga diri doono kooxda Madrid xagaaga dambe.
Kooxda Manchester United ayaa hadda dardar gelineysa sidii ay kusoo qadan laheyd ciyaaryahankii hore ee Bayern Munich ,kasoo qudhiisa xiiseynaya inuu ka ciyaaro Horyalaka Ingiriiska.


