Iyadoo Saddex Bishaan lagu waddaa in Magaalada Cadaado lagu doorto Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa waxa jira Musharaxiin u taagan qabashada Xilkaasi.
Musharaxiintaasi ayaa kala ah:
- Axmed Ducaale Geelle Xaaf
- Cabdikadir Maxamed Shirwac
- Axmed Shariif Hilowle



