Magacyada xubnaha lagu doortay Baydhabo

Waxaa Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka maamulka Koonfur Galbeed ka soconaya qaybihii dambe ee Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose.

Mudanayaashii ku guuleystay in ay maamulka Koonfur Galbeed u matalaan Baarlamanka Dowladda Federaalka Soomaaliya 2016/2020-ka ayaa waxaa ka mid ahaa.

Safiyo Xasan Nuur oo ku guuleysatay  46 cod.

Xuseen Cusmaan Xuseen oo ku guuleystay 48 cod.

Aamina Xasa Cali oo ku guuleysatay 49 Cod.

Aamina Sheekh Cusmaan oo ku guuleysatay 39 Cod.

Iyo Prof: Maxamed Cumar Dalxa, oo ka md ahaa Xildhibaannadii hore ee Dowladda federaalka Soomaaliya.