Dacwad oogayasha Dalka Brazil ayaa sheegay in ay dacwad la xiriirta lacag isdabamarin ah ay kusoo oogayaan Madaxweynihi hore ee Brazil
Hogaamiyihii hore ee barzil Lula da silva. Dacwad oogaysha ayaa sheegay in Mr Silva iyo xaaskisa ay ku guul daresteen in ay cadeeyaan hantida ay leyihiin
Eedeymahaasi oo u iska fogeyay madaxweynahaasi hore ee Brazil waxuuna sheegay inaysan waxba ka jirin eedahani
Mr Silva ayaa ku tilmaamay eedahan loo jeediyay kuwo la siyaasadeeyey
Hanti isugu jirta guryo uu leeyahay madaxweynihii hore ayuusan ilaa hada cadaynin hanti ahaan


