Digreeto Kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay xeer Madaxweyne Lr.101 August 16 2017Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada Cabdullahi Maxamed Jaamac (Qudhaan Jecel).
Madaxweynaha Dawladda Puntland.
Markuu arkay:- Dastuurka dawladda Puntland.
Markuu tixgeliyey:- Aqoontiisa iyo Khibradiisa Shaqo.
Wuxuu Xeeriyey:-
- Waxaa Cabdullaahi Maxamed Jaamac ( Qudhaan Jecel ) loo magcaabay Wasiirru Dawlaha Madaxtooyada ee Xiriirka Goleyaasha, Ahna Af-hayeenka Madaxtooyada.
2.Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu Saxeexo,.


