Madadaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa soo dhameystaray Liiska Golaha wasiirada Puntland
Madaxweyne Deni ayaa Magacaabay 22 wasiir ku xigeen iyo 14 Wasiiru dawlayaal
Wasiirada la magacaabay ayaa kala ah: –
- Maryan Cismaan Axmed Fangase ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.
- Axmed Maxamed Axmed (Qixiye) ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
- Cabdiraxmaan Khaliif Faarax ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqoraaddiyadda.
- Cabdullaahi Ismaaciil Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Maamulka ee Wasaaradda Maaliyadda.
- Axmed Maxamed Bulxan ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda.
- Maxamed Xasan Ibraahim ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
- Maxamed Diiriye Gama’-diid ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
- Cabdirashiid Xaaji Jaamac ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.
- Cabdulqaadir Maxamed Geyllan ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guriyaynta.
- Faarax Cali Cabdi ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
- Cabdirashiid Shiikh Cali Dhega-Sayn ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
- Siciido Xuseen Cali ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Qoyska.
- Yacquub Maxamed Cabdalle ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska.
- Cabdikariin Maxamed Xasan ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgeshiga.
- Axmed Cartan Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha.
- Ayuub Cali Axmed ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Degaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada.
- Maxamuud Maxamed Cali Gabax ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda.
- Faarax Jaamac Boos ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha iyo Arrimaha Bulshada.
- Siciid Salaad Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.
- Maxamed Siciid Qolombi ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.
- Faa’isa Cali Ismaaciil ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
- Siciid Saalax Seed ayaa loo magacaabay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.
MAGACYADA WASIIRU-DAWLAYAASHA:
- Cabdul Cali Warsame ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Diinta.
- Keyse Cabdi Yuusuf ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
- Yuusuf Maxamed Waceys Dhedo ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqoraaaddiyada.
- Maxamuud Shiikh Ciid Muuse loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda.
- Faarax Maxamuud Aw Cismaan ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
- Cabdisalaan Cali Faarax ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.
- Axmed Shiikh Faarax Maxamed ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Caafimaadka.
- Maxamed Siciid Xasan ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda.
- Siciid Maxamed Warsame Awaare ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
- Cabdinaasir Aadan Axmed ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha.
- Siciid Maxamed Raage ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda.
- Cabdiraxmaan Axmed Ismaaciil ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.
- Cabdiqaadir Jaamac Cali Afrax ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
- Cabdifitaax Maxamed Cabdinuur ayaa loo magacaabay Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada.



