Madaxweynaha Puntland oo shaqadii u fasaxay taliye Erag

Madaxweynaha  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa go’aamiyey in uu dib shaqadiisa u sii wato Taliyaha ciidamada booliska Puntland Jen, Cabdulqaadir Faarax Shire (Ereg) oo uu horey shaqada uga joojiyey Madaxweyne kuxigeenka Puntland.