Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa munaasabadda Ciiddul-Fitriga awgeed cafis u fidiyey 127 maxbuus oo ku xiran xabsiyada Puntland.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu shaaciyey in maxaabiista cafiska loo fidiyey ay kala xiran yihiin xabsiyada Badhan, Boosaaso, Qardho, Garoowe iyo Gaalkacyo.
Qoraalka ayaa u qornaa sidan:-



