Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabey gudiga adeega garsoorka Koonfur Galbeed iyo gudoomiye ku xigeenka Amniga gobalka baay.