Madaxweyne dowladda federaalka ee soomaaliya Xasan Sheeh Maxamuud ayaa berito kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha labada aqal ee Baarlamaanka
Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu khudbad u jeediyo kulan wadajir ah oo ay isugu imanayaan labada aqal ee sharci dajinta.
Kulankan oo la sheegay in uu yahay mid aan caadi ahayn ayaa lagu wadaa in uu madaxwaynaha uga hadlo aqoonsiga Israa’iil iyo Somaliland.



