Galmudug, Hirshaeelle, Koofur galbeed iyo Waqooyi Bari oo ka horyimid aqoonsiga Somaliland.

Dowlad goboleedyada kala ah Koofur Galbeed, Galmudug, Hirshaeelle iyo Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa si isku mid ah uga hor yimid Xadgudubka Madaxa Banaanida Qaranimada Jamhuuriyadda Soomaaliya.