Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubaland.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa magacaabay Gudi ka kooban 8 xubnood oo ku jiro Madaxweyne ku xigeenka labaad labaad ee Jubland loona magacaabay wax ka qabashadaa Daadadka Roobka & Fataahadaha webiyada Jubland ay ka geysteen degaanada Jubland.




