Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Madaweyne Axmed Madoobe oo Magaacabay oo Gudi Magacaabay

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ka jira deegaanada Jubaland.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa magacaabay Gudi ka kooban 8 xubnood oo ku jiro Madaxweyne ku xigeenka labaad labaad ee Jubland loona magacaabay wax ka qabashadaa Daadadka Roobka & Fataahadaha webiyada Jubland ay ka geysteen degaanada Jubland.

Exit mobile version