Maanta oo Kale 1999-kii taariikhada uu sameeyay Macalin Soljaer

Maanta oo kale 6 Feb 1999 Ole Gunnar Solskjaer ayaa dhaliyay 4-gool wuxuuna noqday cayaaryahankii ugu horeeyay EPL ee kulan badal kusoo galay oo afar gool dhaliyo.

Kulankan caanka ah Man United 8-1 ayay guusha kaga qaateen Nottingham Forest. Fadlan hoos ka eeg daqiiqadaha uu Ole goolasha taariikhiga ah uu ku dhaliyay:

80′ ⚽️

88′ ⚽️

90′ ⚽️

90′ ⚽️