Kooxda Difaacaneysa Horyaalka Eplka Ee Man City Ayaa Caawa Ciyaari doonta Kulan La Soo Hormariyay Waxayna Is arki Doonaan Dhigooda Everton.
City ayaa Caawa Waxay Fursad U Haystaan Inay Qabtaan Hogaanka Horyaalka Eplka Maadaama Farqiga Goolasha ay Ku Qaban Karaan Hadii ay Guuleestaan.
Everton Taageerayaasheeda Ayaa Doonaya Kulankaan Inay Guuleestaan Hadii ay Dhacdo in laga Adkaado waxay diyaar u yihiin In Gabi ahaanba La Raacdeeyo Macalinkooda Marko Silva.
Safka Macquulka ee Everton: Pickford; Coleman, Keane, Zouma, Digne; Davies, Gomes; Bernard, Sigurdsson, Richarlison; Calvert-Lewin.
Safka Macquulka Ee Man City: Ederson; Walker, Stones, Laporte, Delph; Bernardo, Fernandinho, D.Silva; Mahrez, Aguero, Sane.
Ogeysiiska Kulanka:
Kooxaha: Everton Vs Man City.
Saacada: 10:45pm (X/G/Africa)



