Maamulka G/Banaadir oo soo saaray go’aano ku socda dugsiyadda Waxbarashada

Qoraal kasoo baxay Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa waxaa lagu amray Dugsiyada Gobolka Banaadir inay is diiwaangeliyaan.

Hoos Ka Akhriso Amarka ku socda Dugsiyada Gobolka Banaadir.