DAAWO: Sidee u dhacday Doorashadda Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland?

Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed) oo helay 43 Cod ayaa maanta loo doortay in uu noqdo Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland 5 Shanta sano ee socota.

Doorashada Gudoomiyaha Barlamanka Puntland.

Posted by Universal Somali TV on Thursday, January 3, 2019