Waxaa lasoo gabagabeeyay Codeynta doorashadda Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland, waxaana hadda bilabaatay tirinta Codadka ay dhiibteen Xildhibaanada maamulka Puntland.
Xildhibaanada maamulka Puntland ayaa sanadkaan waxaa ka muuqda Isbedel weyn, waxaana u badan dhalinyaro wax ku baratay gudaha Soomaaliya.
Xildhibaanada ayaa ka kooban 66 Mudane, waxaana ku jirta hal gabadh oo kaliyah, waxaana ay dooran doonaan gudoomiye , iyo labo ku xigeen.



