Kulanka Golaha Shacabka oo Furmay

Kulanka 33-aad ee golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa goor_dhow furmay.

Guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka shir guddoominaya.

170 xildhibaan ayaa soo xaadiray.

Ajendaha kulanka ayaa ah labo qodob.

1. U codeynta hindise sharciyeedka wax ka bedelka hanti dhowrka guud ee Qaranka.

2. Xeer maamul: xulida guddiga agaasinka Bankiga dhexe.