Kulamo katirsan cayaaraha Italia Seria A ayaa maanta lacayaarayaa iyadoo kulamada dhici doona ay yihiin kuwo aad uxiiso badan.
Waxaa kamid ah kulamada la dheeli doono
Italy – Serie A February 14
06:00 Palermo ? – ? Torino
06:00 Sampdoria ? – ? Atalanta
06:00 Udinese ? – ? Bologna
11:45 Fiorentina ? – ? Inter
Natiijooyinka cayaarahan kala soco websitekeena ee risaala.net