Qadka dhexe ee kooxda Roma Miralem Pjanic ayaa la ogaanayaa inuu diyaar uyahay inuu isaga tago kooxdiisa si uu ugu biiro kooxaha doonaya.
Xidigan heerka caalami ee qaranka Bosnia ayaa bartilmaameed u ah kooxaha ugu waa weyn Yurub kadib wacdarihii uu kooxdiisa ka dhigay.
Wareysi uu ciyaaryahankan siiyay saxaafada dalkiisa ayaa wax laga weydiiyay xiisaha uga imaanaya kooxaha PSG, Bayern Munich, Chelsea, Man United, Arsenal, Real Madrid iyo Barcelona.


