Jubland oo ka war bixisay Dagaalkii Raaskambooni

Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe oo war-saxaafadeed kasoo saaray dagaalkii Raaskambooni ayaa eedeyn culus u jeediyey madaxweyne Xasan Sheekh