Jubland oo ka hortimid Ansixinta xeerka dhismaha guddiga Doorashooyinka Qaranka

Dawlada goboleedka Jubland oo ka hortimid Tallaabadii lagu Ansixiyay xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.