Jawaari oo la kulmay Musharaxiin iyo Wafdi ka socda Beesha Caalamka” Sawirro”

Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya  ayaa manta kulan la qaatay  xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa  xilka  madaxweynaha  ee ku midoobay Golaha musharaxiinta.

xubnaha ka socday Golaha musharaxiinta  u tartamaysa xilka madaxweynaha dalka ayaa Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya u soo gudbiyey  in doorashadda  madaxweynaha loo sameeyo  habraac  daahfuran,  si looga bad-baado  musuq maasuq iyo wax si dabo marin

Gudoomiyaha golaha shacabka iyo dhinacyada kulmay ayaana isku fahmay waxyaabihii kulanka looga hadlay

3-1-1 1-1-1 5-1-1