Jadwalka doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Guddiga doorashadda Madaxtinimadda maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay Jadwalka doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, xilli maalmo Kooban ay ka harsan yihiin doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

Sidda ay sheegeen Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Diiwan galinta musharaxiinta Waa 22- Bishaan kuna egtahay 23 bishaan.

Sidoo kale Guddiga ayaa sheegay in Hadal jeedinta musharaxiinta ay tahay  25 bishan.