Isku aadka tartanka Copa Dalarey ayaa lagu dhaawaaqay kasoo ah koobka labaad ee ugu xiisaha badan dalka spain.
Barcelona ayaa wajihi doonta kooxda Lavante tasoo kamid ah kooxaha ugu dhibka badan horyaalka Dalka Spian kooxaha ka xamaasha.
Halka kooxda Real Madrid ay iyana ku aaday kooxda Legenes oo aan dab yar shideynin
Isku aadka sida ay kooxaha isugu beegmeen:
Real Madrid vs Leganes
Getafe vs Real Valladolid
Real Betis vs Real Sociedad
Levante vs Barcelona
Athletic Club vs Sevilla
Sporting Gijon vs Valencia
Girona vs Atletico Madrid
Villarreal vs Espanyol
Dhamaan kooxahaan ayaa loolan adag u galaya qaabka ay ugu guuleesan lahaayeen tartankaan.