Hirshabeelle oo shaacisay natiijada Imtixaanka dugsiga dhexe

SAWIR HORE ARDAY GALEYSAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE
Wasaaradda Waxbarshada dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa ku dhawaaqday natiijada Imtixaanaadka dugsiyada fasalka 8aad oo ay wasaaraddu qaaday.
10 Arday ee ugu Sareeyso Kaalmaha Sideed 8 kamid ah waa Gobolka Sh/dhaxe halka 2 arday ee kale ay yihiin gobolka Hiiraan.