Halwgal lagu soo qabtay Xubno ka Tirsan Alshabaab

Ciidanka PSF ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen xubno  ka tirsan AlShabaab  oo uu ku jiro madaxii sahanka iyo sirdoonka u qaabilsanaa a ee AlShabaab  ee ku sugan buuraleyda gobolka Bari kadib hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen halkaas.

Ciidanka PSF ayaa hawlgallo ka fuliyay deegaanada kala ah, Yucrun, Ceelka dhul, Cascaso, Qarka xabley, Ceelka dhiciro, Gaaca iyo Conqoroo ka tirsab gobolka bari.

Hawlgaladaas waxaa lagusoo qabqabtay sadex xubnood oo uu kamid yahay madaxii sahanka iyo wardoonka ee Al-Shabaab ugu qaabilsanaa buuraleyda Cali miskaad  .