Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Garowe lagu Aasay

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa galabta ka qayb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Marxuum Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo Puntland kasoo qabtay xilal muhiim ah, Xildhibaan Baarlamaanka Puntland muddo 15 sano ah, Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Puntland 2009-2014, iyo Wasiirkii Wasaaradaha Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryaynta iyo Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda 2014-2019.

Aaska qaran ee loo sameeyey Marxuum Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa waxaa kasoo qayb-galay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Ahna ku-simaha Guddoomiyaha Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame, Madaxweynihii hore ee Puntland Sanator Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda Puntland iyo masuuliyiin kale.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaya magaca shacabka Puntland iyo kan dowladdoodaba ayaa Alle uga baryey Marxuumka inuu dembigiisa dhaafo, samir iyo imaanna ka siiyo, ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Puntland.

“Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun anoo ku hadlaya magaca reer Puntland, dowlad iyo shicibba waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dadka reer Puntland meel kastay joogaanba, waxaan kale oo tacsi u dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Cabdirashiid Maxamed Xirsi, waxaan Alle ka baryaynaa inuu samir iyo imaan inaga wadasiiyo, isagana naxariistii Janno ka waraabiyo”

“Marxuumka anagu waan soo wada-shaqaynay Wasiiro ayaanu ka wada ahayn dowladdii Cabdiweli, waxaan ka maqraanti ka cayaa in marxuumku ahaa sidaas lagu sifeeyey, waxaan codsanayaa in loo duceeyo, oo la cafiyo” Ayuu yiri Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha.

Buy Latest Cisco 300-075 Exams Are The Best Materials

At that time, we just learned so much and now Cisco 300-075 Exams I do not know how to teach them.After I retired, all these 300-075 Exams things were returned to the army. Solidified blood is everywhere but some are still flowing.Fly like a fly so fly I ve never Cisco 300-075 Exams seen such a big fly so much. A little shadow in the end called ah Cisco 300-075 Exams ah.Go high Go high Xiao Fei laughs next to her, shouting again and again but the sound is absolutely under his Cisco 300-075 Exams control, there Cisco 300-075 Exams is absolutely no small high how careful she is she can think of it Careful good CCNP Collaboration 300-075 girl is like Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 2(CIPTV2) this, she endured what What is hidden under her happy Is the girl still working I pulled the line of criminals then dragged a drag.

His whole body was also covered with straw, earth, and has nothing to do with the beggar outside prison. The next official to persuade some donations, save more people, as long as good, it must be done. Kuangzheng plan to succeed, the mouth is ruthless Not to get out of the headquarters hall, you want to kill the General Constitution angry ye ye Noon said yes, even scramble to CCNP Collaboration 300-075 exit. This Gu Jun Wang is that Elgin old Mount, dragging an old not a few beard, because the older generation than the Daoguang Emperor, came in and bowed, just a waist, then Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 2(CIPTV2) sat down the other several Cisco 300-075 Exams CCNP Collaboration 300-075 Exams Cisco 300-075 Exams down Line gift, Daoguang also 300-075 Exams gave a seat.

Chang Tai chun said Foreigners ship gunship Lee, in my supercilious ground domineering is not the day, I am a horse in the Qing army has been terrified Listen to say, I am a little clever guard, a To the whining of foreign ships, it will scare rushing to breathe 300-075 Exams wet leather pants. Tang Hin said I pick up CCNP Collaboration 300-075 the day, see the account has two thousand two hundred idle money, adults next to somehow Cisco 300-075 Exams note the word Mo move , the money has not moved so far. root cloud, Emperor 15 years Guangxu Jinshi, 300-075 Exams the election Shu custard, grant editing. The store hastened to come forward Implementing Cisco IP Telephony & Video, Part 2(CIPTV2) and said Come, you dare you old last night Good Tall people shakingly choose an empty seat to sit down Or Biluochun Cisco 300-075 Exams it Store You are the same Biluochun The little old man Cisco 300-075 Exams give you a spring wash, Paul you think back next time.