Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo iscasilay

Sida uu Xaqiijiyay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle , waxaa warqad uu isku casilayo soo gudbiyay Gudoomiye ku xigeenka guddiga Doorashada Madaxweynaha.

Gudoomiye Beyle ayaa si rasmi ah u faahfaahin Iscasilaada Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil fartaag ayaa Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya  waxaa ay ku eedeeyeen in uu la saftay Musharax gaar ah.