Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaliya oo ku dhawaaqay xilliga uu furmayo kalfadhiga 6-aad

Kalfadhiga oo dib u dhacay ayaa dhaliyay hadal heyn bada, iyadoo Madaxweyne Xasan Sheekh lagu eedeeyay inuu dalbaday dib u dhigista furista Baarlamaanka, balse hadda la go;aamiyay inuu furmo 22-ka Febraayo 2025.