Goormee ayey awood u leeyihiin gudoomiye ku xigeenada maamulida golaha shacabka ?

Waxaa soo shaac baxaya khilaaf xoogan oo u dhaxeeya gudoonka golaha Shacabka Soomaaliya kadib markii uu gudooomiyaha baarlamaanka qabtay mooshin laga waday madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Gudoomiyaha golaha shacabka iyo ku xigeenadiisa ayaa la sheegayaa in ay ku kala aragti duwanyihiin labbo arrimood oo kala ah, kala diristii guddiga maaliyada ee golaha iyo qabashada mooshinka madaxweynaha laga soo gudbiyay.

Halkaan hoose ka akhriso awooda uu Dastuurka ku-meel gaarka ee dalka kala siinayo gudoomiyaha golaha iyo ku xigeenadiisa.