Garyaqaanka Qaranka:” dalka Xisbi Siyaasadeed oo diiwaan gashan kama jiro”

Cismaan Cilmi Guuleed Garyaqaanka Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa Shir Jaraayid oo uu Qabtay waxaa uu kaga Hadlay Dacwad dhowaan laga Gudbiyey Raysalwasaaraha iyo Wasiirka arimaha Gudaha Soomaaliya kaasi oo ay Gudbiyeen xisbiyada siyaasadeed ee Dalka ka jira.

Dacwada waxa ay ku saleesneed in sharciga Xisbiyada la meel mariyo hase ahaatee waxaa uu sheegay Garyaqaanka in xilligan Dalka aysan ka jirin xisbiyo sharciyesan oo Dowlada ay Aqoonsantahay.

Halkan ka dhegeyso garyaqaanka guud ee qaranka: