Garoonka diyaaradaha Beladweyne oo roob dartiis u xiran.

Garoonka diyaaradaha magaalada Beladweyne ayaa roobab ka da’ay dartood u xiran muddo, bulshada ayaana cabasho ka muujiyey.