Garoonka diyaaradaha Beladweyne oo roob dartiis u xiran. admin 3 years ago Garoonka diyaaradaha magaalada Beladweyne ayaa roobab ka da’ay dartood u xiran muddo, bulshada ayaana cabasho ka muujiyey.