Galmudug oo war kasoo saartay Odayaal Shabaab u tagay

Wasaaradda Amniga Gudaha Galmudug Ayaa War Saxaafadeed Kasoo Saartay Odayaal Dhaqameed u Hoggaansamay Awaamiirta Al Shabaab.