DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax khasaare geystay   ayaa goordhow ka dhacay isgoyska Boondheere ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa  la maqlaya aaga uu ka dhacay qaraxa rasaas ay ridayaan Ciidanka Dowladda.

Wararka qaar ayaa sheegaya in qarax Hoteel lagu weeraray.