Qarax khasaare geystay ayaa goordhow ka dhacay isgoyska Boondheere ee Magaalada Muqdisho.
Waxaa la maqlaya aaga uu ka dhacay qaraxa rasaas ay ridayaan Ciidanka Dowladda.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qarax Hoteel lagu weeraray.