Galmudug oo War kasoo saartay doorashadda Madaxweynaha Hirshabeelle

Dowlad goboleedka Galmudug ayaa war kasoo saaray doorashadda Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare.