Galmudug oo ka hadashay ninka maanta lagu dilay Cadaado

Cadaado-RisaalaFM- Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed waxa uu ka soo saaray shaqaaqo maanta ka dhacday Magaalada Cadaado gaar ahaan, afaafka hore ee xarunta Doorashada Aqalka Hoose.

HALKAAN HOOSE RIIX SI AAD U AKHRISATO WAR-SAXAAFADEEDKA