Gaadiid farabadan oo ku xayiran duleedka Garoowe

Gaadiidkaan oo ah kuwa Xamuulka qaada ayaa sida badeecado kala duwun ,waxaana ay kasoo baxeen Magalada Boosaaso ee Gobolka Bari,iyaga oo ku xayiran meel dhowr km Bari ka xigta Magalada Garoowe.

Gaadiidkaan ayaa ku xayiran Wadada u dhaxeysa Magaalooyinka Garoowe iyo Khardho,waxana badeecadaha ay ka keeneen Dekadda Magalada Boosaaso,iyada oo  sababta ay u xayiran yihiin lagu sheegay in Wadada ay gooyeen roobabkii daadadka watay ee dhawaan ka da’ay deegaanada Gobolada Bari iyo Nugaal ee Puntland.

Dadkii saarnaa Gaadiidkaas oo ku wajahnaa deegaanada Gobolada  Dhexe, deegaanada Puntland,itoobiya  iyo Soomaaliland  ayaa bilaabay inay lug uga gudbaan  meelaha ay Biyaha wadada ka gooyeen,iyaga oo alaabadooda fudud gacanta ku sita.

Darawalada qaarkood ee Gaadiidka ku xayiran duleedka Bari ee Magalada Garoowe ayaa waxaa ay sheegeen inay ka cabsi qabaan in badeecadaha qaar ay goobtaasi ku halaabaan maadaama mudo ku dhow todobaad ay halkaasi ku xayiran yihiin.

Madaxda Hay’adda wadooyinka puntland ee (PHA) ayaa sheegtay inay wado qorsho dib loogu hagaajinayo wadooyinka ku burburay roobkii ka da’ay Puntland si ay isugu furmaan Ganacsiyada kala duwan ee deegaanada Maamulkaas.

Microsoft 98-364 Exam Download

They have been unable to confuse their work, and the double sorrows in the Ming Microsoft 98-364 Exam Download Dynasty are crowded out for you. He became a six year old girl, lost his Microsoft 98-364 Exam Download way in the mountains, and finally found a loved Microsoft Database 98-364 one. Lu Yue sighed even more, this Microsoft 98-364 Exam Download family has no taste, only the banknotes are not directly attached 98-364 Exam Download to the body. After A Liang put the child back to his parents home, he went to the Microsoft Database Fundamentals Golden Microsoft Database 98-364 Exam Download Triangle and then to Vietnam.

Microsoft 98-364 Exam Download I look back at Microsoft Database 98-364 her and she is looking back at me. My Microsoft 98-364 Exam Download father Microsoft 98-364 Exam Download quickly took her to the dark Microsoft Database Fundamentals brown sofa and sat down. The http://www.examscert.com surname Zhang is 98-364 Exam Download a policeman there. She started to have new information, he said.

You fight all day, the result meets Microsoft 98-364 Exam Download my friend was beaten, you do not help Zhou Meng is a little angry. Once he lost, he grabbed and walked, then said Jianghu emergency , for a Microsoft Database 98-364 long time, no one Microsoft Database Fundamentals Microsoft 98-364 Exam Download played cards with him. Of course, there are also bin Laden like terrorists like Xiba Tian Li Canran 98-364 Exam Download who want to attack the attack on Dongbatian, but Dongbatian will be afraid Even though Xiba Tian Li Canran 98-364 Exam Download proved that he is not a small bandit such as Osama bin Laden, but in the eyes of Dongbatian, he was a bin Laden, and the top day was a Saddam. But he is a little bit arrogant but there is no need to question. We don t know if we can make money. Even if they go in, they will be released.