Farmaajo oo sheegay inuu fashilmay shirkii Golaha wadatashiga Qaran

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu fashil ku dhamaaday shrkii Golaha wadatashiga Qaran, baaqna u diray Baarlamaanka Soomaaliya.