Fallanqeynta UCL: Juventus v Atletico- Schalke v Manchester City

kulamada lugta hore ee wareega 16ka UEFA Champions League ayaa lasoo gabagabeyn doonaaa caawa, iyadoo kooxda aan qaadin wali koobkaan ee Atlético Madrid ay soo dhaweyneyso Juventus.

Kooxda reer Italy ayaa marti ku noqon doonta Estadio Metropolitano, oo ah garoonka lagu ciyaari doono finalka xilli tartankaan xili ciyaareedkan.

Labada kooxood ayaa gaaray finalka tartankaaan shantii xilli ciyaareed ee u dambeysay, iyadoo Atlético ay ku lumisay laba jeer deriskooda Real Madrid, halka Juve ay garaacday Barcelona sannadkii 2015 iyadoo labo sanno ka dib qasaaro kale kala kulntay Real Madrid.

Dhinaca kale kooxaha Schalke vs Manchester City ayaa caawa isku arki doona kulan katirsan wareega 16ka Champions League.

Ciyaarahaan waxaa la daawan doonaa 11:00 PM