Dowladda Soomaaliya oo war-saxaafadeed ka soo saartay waxbarashada

SAWIR HORE ARDAY GALEYSAY IMTIXAANKA DUGSIYADA SARE

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay in war-saxaafadeedka hoose ay ku cadeyneyso in adeegyadii Waxbarashada la sii joogteeyo iyada oo marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda.