Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay105 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.



