Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareysay hub iyo saanad ciidan oo ka timid Itoobiya taas oo la soo geliyay deegaannada Puntland ee Soomaaliya.
Wasaaradda ayaa arintaan ku tilmaamtay xadgudub midnimada dhuleed ah.




