Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay berri ka dhacdo xarunta ciidanka Cirka ee Fisyooni, waxaana si weyn Saaka loo adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho.
Soomaaliya ayaa Arbacadda waxa ay u tahay maalin taariikhi ah oo ay yeelan doonto Madaxweynaha Afarta Sano ee soo socota dalka hoggaamin doona.
Musharaxiin gaaraysa 23 Musharax ayaa midkaste waxaa uu rabaa in uu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.


